SomaliNewMusic
SomaliNewMusic
  • 185
  • 67 186 975

Відео

KABANKI NUUNE IYO CODKI FOSIYA (XASUUSTI KHADRA DAHIR) 2020
Переглядів 4 тис.4 роки тому
Codkii Fosiya iyo Kabankii Nuune iyo durbaanki YAxye UK iyo heestii KHadra Daahir
MUKHTAR OSMAN HEES QAACI AH A(BUURTA GACAN LIBAAX)
Переглядів 14 тис.4 роки тому
Mukhtar Osman guiter song
DEEQA AFRO (QABYO) HEES CUSUB QISO DHAB AH 2018
Переглядів 4,3 млн6 років тому
DEEQA AFRO (QABYO) HEES CUSUB QISO DHAB AH 2018
DHAANTO & KOOXDA ESKILSTUNA BAND DJ MAAMEY
Переглядів 20 тис.6 років тому
DHAANTO & KOOXDA ESKILSTUNA BAND DJ MAAMEY
AHMED ZAKI (KOOLKOOLISO) BEST SONG 18 MAY SWEDEN 2017
Переглядів 78 тис.7 років тому
AHMED ZAKI (KOOLKOOLISO) BEST SONG 18 MAY SWEDEN 2017
MUKHTAR WADANI (ABAALKI HADAD ILOWDAY) QISO DHAB AH 2017
Переглядів 17 тис.7 років тому
MUKHTAR WADANI (ABAALKI HADAD ILOWDAY) HEES CUSUB 2017 WAA QISO DHAB AH OO FANAANKA KU DHACDAY SUBSCRIBE AND SHARE
DEEQA AFRO IYO ABDI AZIIZ JARMAL (QADARIN) HEES CUSUB HD 2017
Переглядів 193 тис.7 років тому
DEEQA AFRO IYO ABDI AZIIZ JARMAL (QADARIN) HEES CUSUB HD 2017
DEEQA AFRO HEESTI (SINJI) OFFICIAL VIDEO 2017 HD
Переглядів 1 млн7 років тому
DEEQA AFRO HEESTI (SINJI) OFFICIAL VIDEO HD 2017
CUMAR YARE (QURUXDII CARMOOD) HEES CUSUB 2017 HD
Переглядів 10 тис.7 років тому
AL FANAAN CUMAR YARE IYO HEESTII (QURUXDII CARMOOD) NEW SOMALI SONG 2017 HD DIRECTED AND EDIT BY ABDIKARIM AHMED SOMALINEWMUSIC STUDIO SWEDEN STOCKHOLM
AL-FANAAN CUMAR YARE (XURMO) HEES MACAAN 2017
Переглядів 26 тис.7 років тому
AL-FANAAN CUMAR YARE (XURMO) HEES MACAAN 2017 XUSUUSTII NUUR CILMI
MAXAMED DEEQ (HOODO) HEES CUSUB 2016
Переглядів 6 тис.7 років тому
MAXAMED DEEQ (HOODO) HEES CUSUB 2016 Ereyadii Qaalib Laxanki Xanfar Yare Musiki Furinle Studio
Mukhtar Osman (HANI) Official Song 2017
Переглядів 53 тис.7 років тому
Mukhtar Osman (HANI) Official Song 2017
Mukhtar Osman (CANAAN) Official Song Qiso Dhab Ah 2016
Переглядів 88 тис.7 років тому
Mukhtar Osman (CANAAN) Official Song 2016 Directed and edit by Abdikarim Ahmed
Xaflada Mukhtar Osman iyo OSLO Jimcaha 8-7-2016
Переглядів 3,9 тис.8 років тому
Xaflada Mukhtar Osman iyo OSLO Jimcaha 8-7-2016
Abdirisaaq Rasta (HOBEEY) Hees Cusub 2016
Переглядів 11 тис.8 років тому
Abdirisaaq Rasta (HOBEEY) Hees Cusub 2016
Maxamed BK (KALA DHIMASHO) New Song 2016
Переглядів 889 тис.8 років тому
Maxamed BK (KALA DHIMASHO) New Song 2016
Maxamed BK (CAYNI) New Song LIVE Sweden 2016
Переглядів 182 тис.8 років тому
Maxamed BK (CAYNI) New Song LIVE Sweden 2016
Mukhtar Osman (DARMAAN) New Song 2016
Переглядів 7 тис.8 років тому
Mukhtar Osman (DARMAAN) New Song 2016
Maxamed BK (Alloow Gurigiini Daa) LIVE SWEDEN 2016
Переглядів 1 млн8 років тому
Maxamed BK (Alloow Gurigiini Daa) LIVE SWEDEN 2016
Maxamed BK (XUBI) Best Love Song Live 2016
Переглядів 112 тис.8 років тому
Maxamed BK (XUBI) Best Love Song Live 2016
Maxamed BK (CALAF) LIVE Sweden 2016
Переглядів 12 млн8 років тому
Maxamed BK (CALAF) LIVE Sweden 2016
Maxamed BK (HEES AROOS) Show Sweden 2016
Переглядів 2,1 млн8 років тому
Maxamed BK (HEES AROOS) Show Sweden 2016
Maxamed BK (ISTAAHIL) New Song LIVE Sweden 2016
Переглядів 37 тис.8 років тому
Maxamed BK (ISTAAHIL) New Song LIVE Sweden 2016
Maxamed BK (HINDA) New Song LIVE Sweden 2016
Переглядів 1,7 млн8 років тому
Maxamed BK (HINDA) New Song LIVE Sweden 2016
Mukhtar Wadani (MACAANKI DUNIDA) Hees Cusub 2015
Переглядів 12 тис.9 років тому
Mukhtar Wadani (MACAANKI DUNIDA) Hees Cusub 2015
Waraysi Fanaan Mukhtar Wadani by Abdikarim Ahmed CIID SHOW
Переглядів 3,8 тис.9 років тому
Waraysi Fanaan Mukhtar Wadani by Abdikarim Ahmed CIID SHOW
Yurub Geenyo & Bakaal Cirro (NAFTAYDA ADA HOGAANSHA) 2015
Переглядів 42 тис.9 років тому
Yurub Geenyo & Bakaal Cirro (NAFTAYDA ADA HOGAANSHA) 2015
Maxamed BK (HODAN) Hees Cusub LIVE SHOW 2015
Переглядів 173 тис.9 років тому
Maxamed BK (HODAN) Hees Cusub LIVE SHOW 2015
Cabdi Hani (MA XADREEYO KALIGAY) Live Show 2015
Переглядів 65 тис.9 років тому
Cabdi Hani (MA XADREEYO KALIGAY) Live Show 2015

КОМЕНТАРІ

  • @ahmedbiif4059
    @ahmedbiif4059 4 години тому

    Waxan soo dawaday nimcan oo Gabadh kale la qadaya aad baan uga caroday markan coodki idil barkhad ❤❤❤❤wayey❤❤❤❤ I love you idil ❤

  • @faraxmahadxasan3794
    @faraxmahadxasan3794 5 годин тому

    Aday kulawayte adunku Haku noqod walal😂

  • @saciidaabdullahiali9037
    @saciidaabdullahiali9037 6 годин тому

    Waxan hubiimo ku sugay hankii maxa ka tiray Anoo nafta ku hibeyay xiriirkaga hadii an gabay ha maleysan inan ku nacay Axsan hees daren leh 2015/9 ayey igu ledahay

  • @Ayaan2024-vj9uj
    @Ayaan2024-vj9uj 6 годин тому

    𝒚𝒂𝒂 𝒊𝒍𝒂𝒂 𝒅𝒂𝒘𝒂𝒏 31 /7/2024😢😢

  • @hackyare1254
    @hackyare1254 15 годин тому

    2024/8/30

  • @SacdiyoFaraax-vr5ik
    @SacdiyoFaraax-vr5ik 16 годин тому

    /macaantohooyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @XabiiboCabdullahi-ec6nf
    @XabiiboCabdullahi-ec6nf 22 години тому

    Maxamed bk jacayl maxa ladha😂😂😂😂

  • @AyaanMustafe-g8y
    @AyaanMustafe-g8y День тому

    2024/7/30💔

  • @user-cd6el8zr2q
    @user-cd6el8zr2q День тому

    29/7/2024😂😂😂

  • @abdishakuuryoussefomar8338
    @abdishakuuryoussefomar8338 День тому

    30-july-2024

  • @SuleeqoSiman-y7x
    @SuleeqoSiman-y7x День тому

    Willo mcn😢😢

  • @xamdaismail3200
    @xamdaismail3200 День тому

    Abdale jamaal.iyo.maame iyo haboon kuso arkat❤😂

  • @supertotti3652
    @supertotti3652 2 дні тому

    1 Aug 2024

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k 2 дні тому

    Woooow❤ indkay Bk, Jacaylka runta ahi ma’dhamaado,

  • @daadirbulshaawi1760
    @daadirbulshaawi1760 2 дні тому

    Yarka fananada jalaha magaciisa fanan somaha🤔🤔

  • @drsbushraa9991
    @drsbushraa9991 2 дні тому

    28_7_2024FLNG❤️‍🩹 21:53

  • @Xasba-fv1ho
    @Xasba-fv1ho 2 дні тому

    2024😢❤

  • @DirifoHabone
    @DirifoHabone 2 дні тому

    9 years la😢😢😢😢

  • @AyaanAbdullahi-hn9rc
    @AyaanAbdullahi-hn9rc 2 дні тому

    20/5/2024 malin aan ilobi donin😭😭😭

  • @Iron.8
    @Iron.8 3 дні тому

    Im so obsessed this song❤😂

  • @Abdiraxman563
    @Abdiraxman563 3 дні тому

    Who is watching 2024 ❤

  • @sharmakeali2388
    @sharmakeali2388 3 дні тому

    Ma jiraa qof iga dambeeya July 28 2024 xasuus

  • @user-wg2ut2bn3l
    @user-wg2ut2bn3l 3 дні тому

    Inaa qeyrka ku dhaafsho mxaa isku dhiiri galiyey Anoo dheylsada dantayda mxaan taada kuu dhamayeeye. FT .2024😢😮

  • @abdizamadmohamed4556
    @abdizamadmohamed4556 3 дні тому

    2024/7/27😢

  • @Abdikariinkhadar
    @Abdikariinkhadar 3 дні тому

    Anigu yurub ayaan kuhaysta inta igu raacsan

  • @indhibaatoigufilanfaraqaan8189

    Ruwayadan ayadoo dham33stiran wan wayay

  • @user-nc1sr8wx2r
    @user-nc1sr8wx2r 3 дні тому

    😢😢😢😢❤❤

  • @CabdiAxmed-fb7zu
    @CabdiAxmed-fb7zu 4 дні тому

    Bk

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 4 дні тому

    2015 markaan jeclaaday boqoradii intaan is helay aan kala tagnay hadana ilaa hada qalbigayga kamay bixin maalin qudhana maan hilmaamin dunidaan uugu jelahay noloshaydii rooda meel kasta aad dunida ka joogto amaan ku ahay❤🥹🥹🥹 2015 waa wakhtigii dhalinyaradu uugu qalbi jabka badnayd xaga comments ka ayaan ka arkay😢😢

  • @cabdinuurxusen
    @cabdinuurxusen 4 дні тому

    waxan dhagesan jiray 2013 xasus

  • @cabdinuurxusen
    @cabdinuurxusen 4 дні тому

    waxan dhagesan jiray 2013 xasus

  • @ibrosscade9155
    @ibrosscade9155 5 днів тому

    26/7/2024😢😢

  • @Ladnaplpi
    @Ladnaplpi 5 днів тому

    26/7/2024allow kuwii sii kala jeeda isku soo jeeedi qalbigood

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el 5 днів тому

    Naftada hadan daweyo wehel dhaba ku noqdo hadhow haygu noqon raga qaar hooy ban boga kaga dhigay adaan kugu hamiyaaye huq iyo iga dhowr hadimo halka ku taal kama tiri karo nolashyda intan dunida jogo

  • @CaydaruusH
    @CaydaruusH 5 днів тому

    Dadku heestay ka sheekaynayaan aniguna heestaan luuqda macaan iyo codka hallaasiga ah ee idil iyo nimcaan marka lagasootago anigu wàxaan kale oo udaawadaa gabadha qaawan oo naasaha aad moodo wadaan harag dibi lagasameeyay oo biyo kabuuxaan xaluska iyo dalawyada ay isladhacayso iyo dhalinyaradu say ugu mashquulsantahay ilaa ay markadambe intay qajisho ciyaarta kabaxayso naagtaas darteed baa udaawadaa war yaa garanaya qoftaas manooshahay halkaanaa kasalaamayaaye

  • @KingCusman
    @KingCusman 5 днів тому

    25/7/2024 😢😢

  • @UmalAxmed-en9mc
    @UmalAxmed-en9mc 5 днів тому

    Ya ila dawaday 2024

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz 5 днів тому

    2024 dhamaadkiisi ayaan daawanayaa heesahan lagama xiiso dhaco

  • @SurprisedBlackKitten-rx4oc
    @SurprisedBlackKitten-rx4oc 5 днів тому

  • @roberykakaseko3442
    @roberykakaseko3442 5 днів тому

    Wonderful

  • @FeysalNice
    @FeysalNice 6 днів тому

    Miskiin 😢

  • @IqraAxmed-c2k
    @IqraAxmed-c2k 6 днів тому

    Yaa ila daawanaya 25/7/2024😅

  • @zumayamohamed
    @zumayamohamed 6 днів тому

    25/7/2024❤

  • @Defna33-gi6se
    @Defna33-gi6se 6 днів тому

    25/7/2024 Hadaa iga danbeso like dhac❤

  • @user-wj7he4ci2v
    @user-wj7he4ci2v 6 днів тому

    My fav song wakhti bay ahayd aan ku soo celceshanjiray iyo jacaylkaygii ugu horreeyay uguna qaalisana maantana aan illoobin waxaan rabbi kaaga baryey inaad waxaad jeceshahay midigta kaasiyo ❤❤

  • @Apdihakim_mohamett
    @Apdihakim_mohamett 6 днів тому

    Qofkasta wuxu dhagaysta hadba marxalada uu ku jiro hees ka turjumaysa hado kle heesta ani waxn u dhagaysanaa dhibatada ihaysata sppto mudo 3 ku dhow ma helin booski hooyo iyo aabe allh ha ha idin naxariisto 😢 cid I buuxisa waa fahmi karta wlalnimo aan daryeel lahayn qadhaadhkeeda isbedel nololeed ayaann ka dor biddy baryadooda Hallow libia 🖐🏽 hada comment aragto duco ireeb wll waxn dhagaysanayaan 2024

  • @AmiirZaleban
    @AmiirZaleban 6 днів тому

    Qoftaydi oo iga tagtay ayaa hestan daartay anoo qayilaya😢

  • @YurupAyuup-zd1vn
    @YurupAyuup-zd1vn 6 днів тому

    😂hadan samaroon nahay hestan lock 🔒 aya nogu xidhan

  • @muusesiciidjire4609
    @muusesiciidjire4609 6 днів тому

    Xasusu wx ka xnun badan malaha haben aya dhagaysan tarikhda 2024 7/25 wye wx joga yemen wx safar ku ahy dalkaygi hooyo somalia allah hku nabad geliyo bada wayn jacyl aya daremaya dhalinyro gul aya idin rajayn hda iga damayso like ❤

  • @KhadroYussuf
    @KhadroYussuf 6 днів тому

    2024